Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Radio daljir uga waramay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Bad-qado[Dhagayso]

March 17, 2016 - Written by Editor

11218684_1141295335894198_4918478487447957249_nGaroowe:-Gudoomiyaha gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaaa uu guul ka sheegtay dagaalkii galabta ka dhacay Deegaanka Bad-qado oo 40 KM u jirta degmada Godob jiraan eea tirsan degmada Dongorayo ee Gobolka Nugaal waxaan uu sheegay in ciidanka Al-shabaab ay ka dleen 19 askari halka dhinacooda uu ka geeriyooday hal askari dhaawac askarna ay jiraan. Gudoomiyaha gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Faraweyne  ayaa xusay in dagaalku uu ka dhacay deegaanka Bad-qaba oo dhinac Koonfurta galbeed kaga beegan degmada Godob jiraan , dhulka lagu dagaalamay ayaa ah mid dooxooyin ah dagaalkuna waxaa uu ka dhacay ilaa 3 jiho.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiyaha gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Faraweyne

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Cumar-Faraweyne.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online