Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse Xirsi oo ka tacsideeyey Geeridii Maxamed Abshir Walde

March 8, 2016 - Written by Editor

caddeDubia:-Madaxweynihii Hore ee Puntland Gen.Maxamuud Muuse Xirsi Boqor.Gen.Cade Muuse ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.

Gen.Cade muuse ayaa sheegay in  marxuumku ahaa halyey qaran waxbadan usoo qabtay Dadka iyo Dalkiisa waxaan marlabaad tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde. iyo dhamaanba umada Soomaaliyeed. Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde. Waxa kale uu ahaa siyaasi ahna ganacsade caanka ah guud ahaan Soomaaliya.

Waxaan ilaah uga baryaayaa in ilaahay janatu fardowso ka waraabiyo aamiin aamiin.

Innaa lillaahi wa innaa illaahi raajicuun

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online