Mutamar Islaami ah oo ka socda masjidka Al-Tawxiid ee Kampala (Masawiro)

March 25, 2016 - Written by Editor

_MG_0164Kampala:-Waxaa maanta si rasmi uga bilaawday magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha Mutamar Islaami ah kiisii Lixaad waxaana Mutamarka ka soo qeyb galay culumo caan ka ah dalka Soomaliya waxaan ka mid ah.

1.Sheekh Daahir Aw Cabdi
2- Sh Maxamuud Abu Sheyba
3-Sh C/qaadir Boobe

Cinwaanka Mutamarkan ayaa waxaa sanadkan waxaa cinwaankiisa wuxuu ahaa Dariiqa ay Rususha ku guteen Dacwada .

no images were found

Culumada ayaa waxaa sidoo kale waxaa ay jowlo dacwi ah ku gaari doonaan hadii alle idmo Jamacada KIU iyo magaalooyinka IMPALI , JINJA.

Masjidka Al-Tawxiid Kampala
Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online