Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
(March 25, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana si diiran u soo dhaweeyey madaxda gobolka, kan degmada iyo

(March 25, 2016)
Maamul-goboleedka Galmudug ayaa saaka waxaa uu faahfaahin ka bixiyey dagaal dhexmaray ciidanka Galmudug iyo Firxadkii Al-Shabaab kaas oo ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, Maxamed Aadan C Ciidanka Puntland oo shalay iyo xalay hawl-gal ka sameeyey aaga Bandar-Bayla
(March 25, 2016)
Qardho:- Waxaa xalay iska horimaad hubayan uu dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo qaar ka mid ah ciidamadii Al-shabaab ee ka soo firxaday Togga Suuj oo tiradooda lagu sheegay 18 askari ay yimaade Dagaal Dhex Maray Maamulka Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab (Dhageyso)
(March 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka ka imanaya gobolka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dagaallo ay deeggaano ka tirsan dhinaca xeebaha ku dhexmarayaan ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo Al-Shabaab ka tirssa Madaxweyne Gaas oo xeebta Garacad ku sugan,xilli la soo bandhigay hub iyo maxaabis[Cod/Masawiro]
(March 24, 2016)
Garacad:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinimadii shalay soo gaadhey magaalada Jarriiban ee Gobolka Mudug ayaa isla shalayba waxa uu u amba baxay magaala xeebeedka

(March 24, 2016)
Muqdisho:- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar C/rashiid Sharmarke,

(March 24, 2016)
Qardho:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isku soo bax balaadhan oo lagu taageerayo guulaha ay ciidanka dowladda Puntland ay ka gaareen dagaaladii ay kula galeen ciid Puntland oo 46 maxbuus oo ka tirsanaa ciidanka Al-shabaab ku soo bandhigtay magaalada Garacad
(March 24, 2016)
Garacad:-Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Dheere iyo saraakiil kale ayaa waxaa ay magaalada Garacad ee ka tirsan degmada Jariiban waxaa ay saxaafadda ugu soo bandhigeen i

(March 24, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey magaalada Beledweyne ee Xarunta Gob

(March 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka ka imanaya gobolka Mudug ee maamulka Gal-Mudug ayaa sheegaya in dagaallo ay deeggaano ka tirsan dhinaca xeebaha ku dhexmarayaan ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo Al-Shabaab ka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|