Dagaalka Puntland iyo Al-shabaab oo weli socda [Dhagayso]
(March 18, 2016)
Dagaallo kale oo goos-goos ah ayaa maalintii saddexaad ka socda degaannada dhinaca Bari ee Gobolka Nugaal halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan maleeshiyada ururka Al-shabaab iyo ciidamada Puntland. Dagaa

(March 18, 2016)
Garoowe:-Taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska dowladda Puntland Jen. Muxiyadiin Axmed Aw-Muuse oo ka mid ah Saraakiisha hogaaminaysa dagaalka ka soconay Togga Suuj ayaa waxaa uu waraysi gaar ah uu si

(March 18, 2016)
Buuhoodle:-Qaar ka mida Ardayda Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoode ayaa maanta booqasho cilmiyeed ku gaadhay qaar ka mida goobaha waxbarashada ee magaalada

(March 18, 2016)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo subaxnimadii hore ee saaka soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa maanta 18-March-2016 waxaa kula Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne iyo ciidamo la socda oo gaaray Garacad
(March 18, 2016)
Garacad:-Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gen.Cumar Cabdilahai Farawayne iyo ciidamo fara badan oo uu hogaaminayo ayaa goor dhaweyd gaaray deegaan xeebeedka Gobalka Mudug gaar ahaan magaalada xeebta ah ee G Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(March 18, 2016)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Sh Maxamned Cabdi Umal wuxuuna Sheekha Khudbadiisa uga hadlay Diintiina waxaa ukhayrbadan xalaal miirashada.Khud

(March 18, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo bil ah safar shaqo kujoogey waddanka Maraykanka ayaa maanta 18-March-2016 soo gaadhey magaalada Addis Ababa ee Xarunta Waddanka

(March 18, 2016)
Garoowe:-Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ahna Ku-simaha Madaxwaynaha Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa ka warbixiyay Dagaalkii Suuj iyo Hawlgalka ciidanka Puntland ay ka wadaan deegan

(March 17, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa caawa muxaadaro qiime badan oo ku saabsan Khamriga iyo dhibaatadeeda waxaana muxaadaradaan soo jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xalliike . Sheekha ayaa waxaa uu k Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Radio daljir uga waramay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Bad-qado[Dhagayso]
(March 17, 2016)
Garoowe:-Gudoomiyaha gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaaa uu guul ka sheegtay dagaalkii galabta ka dhacay Deegaanka Bad-qado oo 40 KM u jirta d
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|