Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey geeridii ku timid Siyaasi Maxamed Abshir Walde

March 5, 2016 - Written by Editor

Walde-660x400Garoowe:-Dawladda Puntland waxay ka tacisyeyneysaa Geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir ( Walde ) oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi fiidnimadii caawa. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isagoo ku hadlaya Afka dhamaan Golayaasha Dawladda, Shacabka Puntland iyo Umadda Soomaaliyeed ayuu wuxuu tacsi u direy Eheladii iyo dhamaan qaraabadii uu ka tagey Marxuum Maxamed Abshir Walde.

Marxuum Maxamed Abshir Walde oo ka mid ahaa Aasaasayaashii jiritaanka Dawladda Puntland isla markaana ahaa shir-gudoomiyihii shirkii 1998 ee lagu dhisay Puntland ayuu Madaxweynaha Puntland Allaah uga Baryey in uu ka waraabiyo Janatul Fardowso Aamiin Aamiin

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ku tilmaamey in maanta Shacabka Puntland uu ka tagey Siyaasi ruug caddaa ah oo kaalin weyn uga jirey Umadda Puntland, Illaaheyna aan uga Baryeyno danbi dhaafa iyo Cafis Aamiin Aamiin.

—-DHAMAAD—

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online