Puntland oo warbaahinta geysay deegaanka Toga Suuj iyo Garmaal.

March 21, 2016 - Written by Editor

Gen-MuxiyadiinWar hadda naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in warbaahinta loo qaaday deegaanka Toga Suuj halkaas oo ay ciidanka Puntland ay soo afgareen howl galkii ka socday Toga Suuj.
Warbaahinta ayaa waxaa halkaas loogu soo bandhigi doonaa maxaabiis iyo meydad daadsan goobihii lagu dagaalamay.

Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa haatan ku wareejinaya deegaanka Suuj iyo Garmaal oo ay gacanta ku hayaan saxaafada waxaana ay sheegeen in firxadkii Al-Shabaab lagu raadjoogo .

Mid ka mid ah Wariyaasha tagay deeganka Suuj iyo Garmaal ayaa u sheegay Halgan.net in maxaabiista la qabtay ay ku jiraan dhalinyaro aad u Da’yar .

Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Puntland hogaaminaysa dagaaladii ka dhacay Toga Suuj iyo Garmaal ayaa saxaafada kula hadlay halkaas wuxuuna sheegay in 60 ay ka dileen Al-Shabaab 31 kalana ay gacanta ku dhigeen ,

Wixii soo kordha kala soco dhawaan Halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online