Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo VOA uga waramay gurmad ay gaarsiiyeen Bariga Sanaag [Dhagayso]

March 28, 2016 - Written by Editor

Sheekh-Fuaad-xaaji-nuurMeelo badan oo Soomaaliya ah, ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo-dhaan la xiriirta abaaro ba’an oo ku habsaday dadka iyo duunyada, waxaana socda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo meelaha sida xun ay abaaruhu u saameeyeen. Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha ee Puntland Sheekh Fu’aad Maxamuud ayaa sheegay in gurmad dhinaca abaaraha ah ay gaarsiiyeen qaybo ka mid ah Bariga Sanaag.

Hoos ka Dhagayso weriye Xuseen Barre oo guddomiyaha arrintaasi ka waraystay.

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online