Wafdi culimo ah oo safar dacwadeed ku tegay Gaalkacyo iyo Cadaado

March 7, 2016 - Written by Editor

12803015_913914975372863_2746553066343259839_nGaalkacyo:-Waxaa safar dacwo ah ku tagay magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug wafdi culimo ah oo kala ah ustaad Cabdiasiis Cali Xasan oo ah maamulaha idaacadda Al Nuur ee magaalada Muqdisho , Sheekh Mukhtaar Mucalim Cilmi oo ah mucalim jaamacaddaha magaalada muqdisho,  waxaa kale oo wafdiga culimada ku biiray Sheekh Maxamuud Abuu Shaybah oo horay ugu sugnaa magaalada kana mid ah culimada Soomaaliyeed.

Culimada waxay nadwo wayn ku qabteen masjid ku yaalo magaaladda dhanka Koonfureed, nadwada oo ay ka soo qayb galeen dad aad u fara badan ayaa waxaa muxaadaraad ka soo jeediyey 3-da sheekh, culimadda waxay kale oo booqdeen jaamacadda bariga afrika ee Gaalkacyo iyo Machadka shareecada ee Muzani oo ah Machad ay dhigtaan arday fara badan oo gabdho iyo wiilalba.

Culimada ayaa intaa ka dib u safray magaalada Cadaado si ay muxaadaraad iyo weliba booqashooyin ugu kuurgalaan Skuuladda, Maraakizta dacwada, Masaajida ku yaal degmada Cadaado, waxayna booqoshooyinkan iyo nashaadkan uu qayb ka yahay acmaasha ay hirgelinayso Mu,asasada Safaa oo xarunteeda tahay magaalada Muqdisho iyadoo dhamaan magaalooyinka Koonfurtana faracyo ku leh.

Mu,asasada Safaa
Gaalkacyo,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online