Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo waraysi siiyey idaacadda VOA.[Dhagayso]

March 1, 2016 - Written by Editor

F7C0C452-3406-4873-A7AB-62ED8C0CD453_w640_r1_sLondon:-Magaalada Muqdisho, waxaa xalay ka dhacay shir deg deg ah oo ammaanka looga hadlayay, kaasi oo xubnaha golaha wasiirada ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay yeesheen. Shirkan oo uu gudoominayey madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha ciidamada Booliska, nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka.

Wasiirka amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar, oo ka mid ahaa xubnihii ka qeyb galay shirkan, islamar kaana mas’uul ka ah amniga, ayaa VOA-da uga hadlay kulankaas iyo ammaanka sii xumaanaya ee caasimadda iyo meelo kale.

Hoos ka Dhagayso wariye Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo wareystay Wasiirka amniga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online