Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]

March 22, 2016 - Written by Editor

soocadeGaroowe:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland Maxamuud Xassan Soocadde oo ku qabtay shir jaraa’id magaalada Garoowe ayaa waxaa uu a waramay ama faahfaahin ka bixiyey dagaaladii ka socday xeebaha Gobolka Mudug iyo Nugaal waxaan uu wasiirku sheegay in ay guul ka gaareen deegaanadii ay dagaaladu ka dhaceen.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ku qabtay Garoowe

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/soocade1.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online