Nadwadii 14-aad oo gashay habeenkii 5aad Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso.[Dhamaad]
(April 18, 2016)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ay
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyootey Badda u dhexaysa Talyaaniga Masar
(April 18, 2016)
[singlepic id=31102 w=900 h=800]
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Addis Ababa kulan kula qaatay Danjiraha Masar u fadhiya Ethiopia (Masawiro)
(April 18, 2016)
AdisAbaba:-Madaxweynaha Dawladda Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa maanta 18-April-2016 waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Da
Madaxweynaha DFS oo ka Tacsiyeeyay geerida ku timid Dhalinyaro ku dhimatay Tahriib
(April 18, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon a
Muxaadaraadkii Xalay laga jeediyey Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso (Daawo)
(April 18, 2016)
Boosaaso:-Waxaa habeekii 4aad Masjid kaweyn Ee Al-Rowda Bosaso  Kasocota Nadwadii 14-Aad  waxaana Caawa  Muxaadaro Kahadlaysa Ganacsiga Iyo Dhaqaalha Islaamka Soojeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed W
Maraakizta iyo Hay,adaha Soomaaliyeed ee Denmark deegaanka dila ee gobalka Awdal (Daawo)
(April 17, 2016)
Hargaysa:-Markazka dacwada iyo hanuuninta attawxiid Copenhagen, Markazka dacwada Slagelse, hay,addaha Horn Africa Aid iyo Somalia relief trust, oo iskaashanaya ayaa gaarsiiyey lacag dhan 19.130 USD oo
Muxaadaradii Dr.Axmed Jaamac xalay ka jeediyey Nadwo ka socotay Masjidka Al-rowda ee Boosaaso.[Daawo]
(April 17, 2016)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii saddexaad si toos ah uga socda magaalada bosaso ee xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka alrowda nadwadii sanadlaha ahayd oo culimo waaweyn ay ka jeedinayaan muxaadaraad ,
Ra’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey shirweynihii dalalka Islaamka ee Istanbul.[Masawiro]
(April 17, 2016)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii dalalka Islaamka oo looga hadl
Nadwadii 14-aad oo gashay habeenkii 4aad Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso.[Dhamaad]
(April 17, 2016)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 14-aad ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarun gobalka Bari . Nadwadan oo ahayd mid laga socday gudaha dalka iyo dibadiisa ay
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Rowda Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf (Daawo)
(April 17, 2016)
Boosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana khudbada jeediyey Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, Sh.Maxamuud Xaaj

« Previous PageNext Page »