
(October 28, 2016)
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa la kulmay Ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Ga

(October 28, 2016)
Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa Arday gaaraysa 102 arday oo iskugu jira Agoon Iyo Danyar waxay u qaybisay Dhamaan Agabka Wax lagu Barto Sida Dharka /Buugaagta /Qalimaan waxaana

(October 27, 2016)
Carmo:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta 27 october 2016 waxaa si diiran loogu soo dhoweyey degmada Carmo oo kamida ah degmooyinka

(October 27, 2016)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya saaka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in maleeshiyaad hubaysan oo sheegay in ay yihiin kooxada Daacish oo shalay soo galay degmada Qandala ay Madaxweynaha dawladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas oo gaaray degmada Carmo
(October 27, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi wasiiro ah oo ka tirsan dowladdiisa ayaa gaaray degmada Carmo ee gobalka Barri, waxaana ay kulan nabadeed la qaadanayaan

(October 26, 2016)
Jowhar:-Wararka haatan naga soo garay magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamul gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble uu xilkii ka xayuubiyey Guddoomi

(October 26, 2016)
Boosaaso:-Qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliyeed ayaa sheegay saaka in Maleeshiyaad ka tirsan daacish aysaaka arroortii qabsadeen degmada Qandala oo ka tirsan gobolka barri Degmada ayaa waxaa ay u ji

(October 26, 2016)
Gaalkacyo:-Wasiirka gaashaandhigga ee Soomaaliya Jeneraal Cabdulqaadir Cali Diini ayaa ka hadlay dagaallada qabaa’il ee maalmahan ka dhacayey magaalada Gaalakacayo. Wasiirka, ayaa ugu baaqay laba

(October 26, 2016)
Boosaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2016 ayaa kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Kor Madaxweynaha DFS oo si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday ciidanka Jabuuti
(October 25, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda Beledweyne. “ In
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|