Madaxweynaha Puntland oo Xerada Xorgoble Tababar Ugu Soo Xiray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland
(June 21, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasi oo ka tirsan c
Galmudug: Daahfurka Mashruuca Dhismaha Dekedda Hobyo
(June 21, 2020)
Maamul Goboleedka Galmudug, siyaasiyiin, gacansato iyo waxgarad gobolladaasi ka soo jeeda ayaa bilaabay qorshe iskutashi ah oo ay ku doonayaan in ay dib ugu dhisaan kaabayaasha dhaqaalaha ee Galmudug
Wasiirka Arrimaha gudaha PL oo safar shaqo ku tegay degmada isku shuban
(June 19, 2020)
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Maxamed Dhabancad iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Isku-shuban ee Gobalka Bari. Waftiga u
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
(June 19, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti mudane Ism
Wasiirka arimaha gudaha Puntland oo beeniyey warar been abuur ah ee laga faafiyey.[Dhagayso]
(June 18, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka arimaha gudaha Puntland Mohamed Dhabancad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaaamay warar sheegaya in 4 degmo laga dhigay magaalda Boosaaso balse arintu tahay baahinta shaqadii Dowlada
Duqa Degmada Boosaaso Waraysi gaar ah siiyey SomaliCable[Video]
(June 18, 2020)
Boosaaso:Gudoomiyaha Golaha Degaanka Ahna Duqa Degmada Boosaaso Mudane Dr-Abdisalam Bashiir Abdisalam oo waraysi gaar ah siiyey tv-ga Somalicable ayaa waxaa uu ka waramay sababta 4 qaybood looga dh
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo tegay Degmada Raxo
(June 18, 2020)
Raxo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Maxamed Dhabancad iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo ku gaaray Degmada Rako ee Gobalka Karkaar. Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka Wasaa
Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland oo ka dooday Ajandaha Kalfadhiga 46-aad
(June 18, 2020)
Garoowe:-Kalfadhiga 46-aad, Fadhiga 4-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu meel-mariyay Ajandaha Kalfadhiga 46-aad waxaan golaha uu isku raacay oo la meel mariyey qodobada
DFS iyo S/land oo is afgarad gaaray
(June 18, 2020)
Jabuuti:-Shirkii wada-hadalada  Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo S/land oo ka socday dalka jabuuti aya waxaa caawa la shaaciyey in laga gaaray is afgarad hordhac ah oo labada wafdiba a
Dagaal beeleed ka dhacay xadka gobolka Hiiraan iyo Itoobiya
(June 17, 2020)
Deegaanka Abaalay ee xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya, ayaa shalay waxa ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimashada in ka badan lix qof inta la og yahay, iyadoo khasaare kalena uu geystay

« Previous PageNext Page »