Madaxweynaha PL iyo wafdi la socda oo soo gaaray Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynayaha dowaladda Puntland Siciid Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoagaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug. Madaxweynayaha dowla
Madaxweynaha PL oo hadda u duulay Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid a Abdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u hadda u duulay magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. [ngg src="galleries" ids="3293"
Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Dhuusamareeb:-Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa saaka tegay Ciidamo gaar ah oo ilaalo u ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan. Ciidamadaan ayaa waxaa yihiin kuwa M
Madaxweynayaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb
(July 9, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynayaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug. Madaxweynayaha Koonfur Galbeed Cabdic
Ciidamada madaxtooyada PL oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
(July 8, 2020)
Dhuusamareeb:-Waxaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Gal-Mudug ciidamada ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Puntland iyagoona ka soo kici timay magaalada Gaalakacyo ee Xaru
Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Dhuusamareeb
(July 8, 2020)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Gal-Mudug oo maalinta beri  ah uu ka furmi doona shirka maam
Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Puntland oo daahfurtay adeeg Kargo ah oo shirkadda Sky Way
(July 7, 2020)
Boosaaso:-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dawladda Puntland Xuseen Cusmaan Lugatuur ( Gibiley ) oo ay welinyaan masuuliyiin kale ayaa Boosaaso ka Daahfuray adeeg Kargo ah oo shirkadda 'Sky Way
Gudiga dib uhabaynta Ciidammada Puntland oo tira koob ku sameeyay Ciidammada Asluubta ee Gobolka Mudug.
(July 7, 2020)
Wasiirka Amniga iyo DDR Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidammada Difaaca Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere oo la hadlay Saraakiisha iyo Ciidammada ayaa xog dheeraad
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo sharci darro ku tilmaamay qaraarka Golaha Shacabka ee Matalaadda G/Banaadir
(July 7, 2020)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi xaashi ayaa warsaxaafaded uu soo saray waxaa uu ku shegay in Aqalka saree e Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay Aqal dastuuri ah oo ka mid ah Golaha xeer de
Madaxda Maamul goboleedyada oo soo saaray Warmurtiyeed.
(July 6, 2020)
Madaxda dowlad goboleedyada ayaa war-murtiyeed si wadajir ah uga soo saaray shir ay ku yeesheen qadka Internet-ka, ama Online ka kaas oo lagu go’amiyey lagana soo saaray laba qodob. shirka mad

« Previous PageNext Page »