Waxqabadkii Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ay sameysay 2020.[Video]
(September 29, 2020)
Garoowe:-Waa Documentary ku saabsan horumatka iyo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ay sameysay 2020. Baahintii Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Guddoomiyey Shirka Todobaadlaha Ah Ee Amniga
(September 29, 2020)
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga G/banaadir ayaa la wadaagay qorsheyaasha lagu
Ciidanka Booliska Goodir ee lagu soo tababaray Qardho oo la wareegay Baraha Kontroolada Mudug iyo Nugaal
(September 29, 2020)
Garoowe:-Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Dawladda Puntland Gen: Caydiid Axmed Nuur oo shir Jaraa'id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Saldhigyada Booliska Degmooyinka iyo Baraha Kaantaroolada ee
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo safar shaqo ku jooga Degmada Rako ee Gobalka Karkaar.
(September 29, 2020)
RAko:-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo safar shaqo ku gaaray Degmada Rako ee Gobalka Karkaar. Wasiirka Wasaara