Madaxweynaha PL oo guddi u magacaabay Cabashooyinka la xiriiri Shillin Soomaaliga.
(January 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Guddiga ayaa ka kooban: Madaxweynihii Hore Guddoomiyaha golaha Aqalka sare JFS ”Ma jirto wax Jawaab ah oo uu nagu soo celiyey Madaxweynah Gal-Mudug”
(January 10, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa saaka soo saaray warsaxaafadeed uu ka hadlayo go’aankii doorashada ee ka soo ba Madaxweynaha Dowlada Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo kana hadlay khilaafka doorashooyinka dalka.[Video]
(January 10, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa sh Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyay Shir gaar ah oo looga hadlay xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga.
(January 10, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayo xal u helida cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Kulanka
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|