Jubaland oo warsaxaafadeed ka soo saartay Ciidamo ay DFS geysay Gobolka Gedo
(March 20, 2021)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafeed kasoo saartay ciidamo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya geysey gobolka Gedo gaar ahaa degamada Doolow iyadoo abaaro ba’an ay ka jiraan gobolka
Khudbada Jimce ee Masjidka Mubaarak Ee Boosaso Sh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur. [Daawo]
(March 20, 2021)
Boosaaso:-Waxaa Masjid Mubaarak Boosaaso ka jeediyey khudbadii Jimacaha Sh Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur Waxaa uu Sheekhu ka hadalay sidda ay muhiim u tahay Ka hortagga xanuunka Covid 19 iyo in ay waajib
Madaxweyne Farmaajo oo shir ugu baaqay Madxada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
(March 19, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka
Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey shirkii golaha Wasiirada
(March 18, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Kulan heer Wasiir ah oo looga hadlay Amniga, Caabuqa Covid19, qorshaha Tallaalka, Xaaladda B
Guddoomiyaha Guddiga farsamada Doorashooyinka oo ka hadlay shir uga furmay Muqdisho.[Video]
(March 18, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee arrimaha Doorashooyinka, ahna Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in maanta uu furmay shirkii Gu
Hadal jeedintii Gudoomiyaha gudiga dib u habaynta Ciidanka Daraawiishta ee tababar loogu soo xiray Badhan.[Video]
(March 18, 2021)
Badhan:-Ciidamadda Daraawishta Puntland Guddiga dib u habeynta Ciidamada Puntland oo Magalada Badhan Tababar ugu soo xiray Cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta dawladda Puntland. M_M_Deeq Halgan
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Malaaq Xassan Cumar Xassan
(March 18, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada iyo Dowlad Goboleedka Koonfu
Isbaheysi siyaasadeed oo cusub oo Muqdisho looga dhawaaqay.[Video]
(March 18, 2021)
Muqdisho:-Waxaa Magaaladda Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd looga dhawaaqay Isbaheysi Siyaasadeed oo cusub,ayna ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland, Midowga Musharraxiinta iy
Dufcadii 2aad ee Ciidamada Daraawiishta oo tababar loogu soo xiray Xerada General Giriin ee degmada Badhan.[Video/Masawiro]
(March 18, 2021)
Badhan:-Guddiga dib u habaynta Ciidamada Puntland ayaa manta Magalada Badhan Tababar ugu soo xiray Dufcadii 2aad ee Ciidamada Daraawiishta oo ka baxay Dugsiga General Giriin ee degmada Badhan. Guddi
Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cabdi Xassan Xiish
(March 18, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed , geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildh

« Previous PageNext Page »