Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland oo la kulmay Odayaasha dhaqanka.[Video]
(March 26, 2021)
Garoowe:- Wasiirka Maaliyadda dowlada Puntland Xassan Abgaalow ayaa maanta la kulmay Odayaasha dhaqanka ee Garoowe, Wasiirka Maaliyadda dawladda Puntland oo kulanka hadal ka jeediyey ayaa yiri "Puntl
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Puntland ee PMPF oo tababar loo soo xiray.[Masawiro]
(March 25, 2021)
Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Puntland ee PMPF oo loo layliyey takhasusaad kala duwan ayaa maanta tababar loogu soo xiray Taliska Guud ee ciidanka PMPF Boosaaso. [ngg src="gallerie
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo u duulay dalka Imaaaraadka [Masawiro]
(March 25, 2021)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Imaaraadka. Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa sii sagootiyey Xubno ka mid a
DFS oo sheegtay in ay Heshiis la gashay Wasiir C/Rashiid Janan (Dhageyso)
(March 24, 2021)
Muqdisho:-Wasiir ku xigeenka warfaafinta DFS C/raxmaan Yusuf Cumar Al Cadaala ayaa sheegay in DFS heshiis la gaartay wasiirkii hore ee amniga Jubaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur Janan, ka dib marki
Madaxweynaha Jubaland oo xilkii ka qaaday wasiirka amniga ee Jubaland Cabdi rashiid Janan
(March 24, 2021)
Muqdisho:_Madaxweynaha Dowlada Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu xilka ka qaadey Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland. [ngg src="galleries" ids="3660" di
Guddiga Farsamada doorashooyinka ee Baydhabo ku shiray oo soo saaray warmurtiyeed
(March 23, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Farsamada ee doorashooyinka ee Baydhabo ku shiray 15-16 Febraayo ayaa waxaa ay soo bandhigeen War murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda dowladda Gobolleedyada iyo dowladda Federaalk
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintiisii 2aad ka socda Muqdisho
(March 23, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed,
Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Shirka Madasha Babdbaado Qaran
(March 23, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Shirka Madasha Badbaado Qaran oo ka furmay Muqdisho, Madasha ayaa waxaa ku mideysan Dowladdaha Puntland iyo Jubaland ,
Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyey Wariye Kilwe
(March 22, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah. Madaxweynaha Dowladda PuntlandMark
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in shirka doorashada uu ka dhici doono Afisyooni.[Video]
(March 20, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta xukuumadda xil-gaarsiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe, oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in shirkii uu Madaxweyne Farmaajo uu xalay u iclaa

« Previous PageNext Page »