Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid muddo kordhinta uu sameeyey golaha Shacabka
(April 12, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka DFS Cabdi Xaashi ayaa sharci-darro ku tilmaamay go’aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay’adaha dowlad Ciidamada Booliska Gobolka Bari oo gacanta ku soo dhigay Askari dil ugu geystay qof shacab ah ee Boosaaso.[Video]
(April 12, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamada Booliska ee Magalada Bosaaso ay gacanta ku soo dhigeen askari ka tirsan ciidamada oo Ciidamada Daraawiishta dawladda Puntland ee Dugsiga Gen Carayrs ee Godod oo tababar loo soo xiray.[Masawiro]
(April 12, 2021)
Gaalkacyo:-Ciidamada daraawiishta dawladda Puntland mudo tababar uga socday Dugsiga Gen Carayrs ee Godod ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanata loo soo xiray. Xaflada soo afmeerida Tababarka waxaa ka soo Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey Qaraarka Golaha shacabka ee awoodda dib loogu celiyey shacabka Soomaaliyeed
(April 12, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jihe Golaha Shacabka oo u codeeyey muddo kordhin loo sameeyey hay’adaha dowladda
(April 12, 2021)
Muqdisho:-Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano ay xilka sii haynayaan hay’adaha dawladda si doorasho toos ah dalka looga qabto. Qaraarkan ay baa Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(April 12, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar ugu maqnaa dalka Imaaraadka ayaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe. Madaxweyne Ku-Xigeenka waxaa Garoonk
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|