Jubbaland oo soo dhawaysay Warmurtiyeedkii Galmudug, Hirshabelle iyo Raisul wasaare Rooble.
(April 27, 2021)
Kismaayo:-Jubaland ayaa soo dhaweysay go’aankii ay qaateen Dowladaha Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kororsiga sharci darada ah, Waxaan aaminsanahay heshiiska 17 Sep inuu yahay Puntland oo soo dhaweysay Warmurtiyeedyada ay soo kala saareen R/W Rooble iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle
(April 27, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhaweynaysaa Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle ee xubnaha Wareysi: Qoor Qoor oo ka hadlay go’aanka ay ku diideen muddo kordhinta.[Dhagayso]
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan wax muddo kordhin ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka. Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen la Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa la hadli doona Shacabka Soomaaliyeed
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed, wuxuu ka warbixin doonaa xaaladihii u dambeeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo taageeray Warmurtiyeed ka soo baxay Gal-Mudug iyo Hir-Shabeelle
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedka ay soo saareen Dowlad Goboleedyada Gal-Mudug iyo Hir-Shabeelle ay ku diideen muddo kororsig Ra’iisul Wasaare Rooble oo taageeray go’aanka ay HirShabelle iyo Gal-Mudug ku diideen muddo kordhinta
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu diyaar u yahay inuu dalka ka qabto doorasho ku saleysan heshiiska September 17, 2020 waxaana uu soo dhaweeye Gal-Mudug iyo HirShabeelle oo kasoo horjeestay muddo kororsiga dowladda
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Dowlad goboleedyada kala ah Gal-Mudug iyo Hirshabeelle ayaa dhawaan War-murtiyeed ay soo saareen waxaa ay kaga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimad Beesha caalamka oo War-saxaafadeed ka soo saaray Rabshadihii ka Dilaacay Muqdisho
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada caalamka waxay si adag u cambaareynayaan rabshadihii ka dhacay Muqdisho 25kii Abriil.Waxaan marar badan ka dignay in muddo kororsiga uu horseedi doono qalalaase siyaasadeed uuna w Wasiirka Amnige DFS oo ka hadlay xaalada Amniga Muqdisho.[Video]
(April 27, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga dowladda Federalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Xassan Xundubey Jimcaale oo goor dhow la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in ciidanka Dowladu leedahay ay ku filan taha Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS oo ku baaq wada hadal iyo tanaasul.
(April 26, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ku baaqayaa in la wada ilaaliyo nabadda iyo xasilloonida Dalka, lana joojiyo dagaallada
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|