Wejigii 2-aad ee Dhismaha Airport-ka Boosaaso oo la Daahfuray.[Masawiro]
(June 9, 2021)
Boosaaso waxaa maanta la daah-furay sidii qorshuhu ahaa wejiga 2-aad ee dhismaha Airport-ka Boosaaso qeybtiisa 1-aad, Shaqada ugu horeysa ee laga qabanayo Airportka waxay isugu jirta :- 1. Balaarinta
Dagaal culus oo ka dhacay xerada ciidamada Daynuunay.[Dhagayso]
(June 9, 2021)
Baydhabo:-Dagaal qaraar oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay xerada Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhaba. Dagaalka ayaa lagu soo w
Maxkamadda sare ee ciidammada Puntland ee Gaalkacyo oo u fariisatay Dacwadda Racfaan ee 8 ka tirsanaa Amniyaadka Al-shabaab.[Video]
(June 9, 2021)
Gaalkacayo- Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Dowladda Puntland ayaa waxaa saaka ay mar kale u fariisatay dacwadda Racfaan qaadashada ilaa 8 xubnood oo ka tirsanaa amn
Madaxweynaha dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo James Swan [Video/Masawiro]
(June 9, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada
Ra’iisul Wasaare DFS oo magacaabay Guddi Sare ee Farsamada Doorashooyinka Qaranka.
(June 9, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka caawinaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha arrimaha doorashooyinka Qaranka kuwaas oo ka kooban 7 xubnood. Guddiga uu maa
Madaxweynaha Puntland oo daah furay Barnaamijka Qorsheynta Dhulka Caasimadda Garoowe.[Video/Masawiro]
(June 7, 2021)
Garoowe:-Kulanka oo ka dhacay xarunta Hay’adda Cilmi baarista Puntland ee PDRC, ayaa lagu soo bandhigay xog maqal iyo muuqaal ah oo hab farshaxameysan ay Dowladda hoose ee Garoowe ku faahfaahisay Q
Raisulwasaaraha DFS oo qaabilay Safiirka dalka Imaaraadka.
(June 7, 2021)
Muqdisho:-Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axm
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsi yeeyey geerida Taliyihii Ururka 6aad ee Ciidanka Gorgor
(June 4, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Danjire Yusuf Cumar Axmed Al-Azhari
(June 4, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Da
Madaxweynaha Jubaland oo ka qeyb galay dhaarinta Golaha Wasiirada Jubaland.
(June 3, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kaga qeybgalay Munaasabada dhaarinta Golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu Madaxwe

« Previous PageNext Page »