Ciidamada DFS iyo kuwa Galmudug oo gudaha u galay Degmada Guriceel.
(October 23, 2021)
Guriceel:-Ciidamadda Galmudug iyo kuwa DFS ayaa la wareegay inta badan Degmadda Guriceel, ka dib dagaal socday 8saacadood ay ku qaadeen ciidamada la baxay Ahlu sunna oo xoog ku heystay Degmada Gurice
Madaxweynaha JFS iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo Khilaafkoodii xal ka gaaray.[Video]
(October 21, 2021)
Muqdisho:-Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Xuseen
Madaxweynaha Jubaland ooqaabiley xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare Ee Jubaland
(October 21, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee loo doortay Aqalka Sare een Baarlamaanka JFS kuwaas oo ah xubnahii ugu danbeeyay
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo qaabilay madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee (JPLG) ee Soomaaliya Paul Simkin.
(October 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee (JPLG) ee
Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo si adag u cambaareeyey falkii guracnaa Ee Al Shabaab.
(October 20, 2021)
Muqdisho:-Waxaan cambaareynayaa aadna uga xumahay falka arxan darrada iyo burcadnimada ah ee argagixisada Alshabaab ku gubeen raashin iyo hanti ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed duleedka Degmada Wa
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka (VIDEO)
(October 20, 2021)
Kismaayo:-Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlada Jubaland oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ayay golahu dood dheer ka yeesheen miisaaniyada sanadka oo ay
Madaxweynaha Jubaland oo qaabilay Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya.
(October 19, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho, oo booqasho
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne
(October 16, 2021)
Muqdisho:-Qarax xooggan ayaa galabta ka dhacay magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha saldhigga booliiska ee magaalada Baledweyne. Ugu yaraan laba
Wareysi:Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay[Dhagayso]
(October 14, 2021)
HAGUE:-Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caal
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid oo ka hadlay go’aanka ICJ iyo heshiiskii 2009.[Dhagayso]
(October 13, 2021)
Muqdisho:-Ayada oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay shalay xukuntay kiiskii baddan ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa noo suurto-gashay inaan waraysano Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soom

« Previous PageNext Page »