Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in gargaar deg deg ah lala gaaro dadka ay abaaruhu ay saameeyeen
(October 13, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubbaland ay dhibaato ba’an ku hayaan xoolo dhaqa
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) iyo Heer Mamaul Goboleed(GMDHDX)ee Puntland.
(October 13, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Xafiskiisa Ku Qaabilay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) iyo Heer Mamaul Goboleed (GMDHDX) ee Puntl
Madaxweyne Farmaajo oo umada Soomaaliyeed u jeediyey Khudbad ku aadan Go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxkamadda ICJ. [ Video]
(October 12, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda ICJ ee kiiska daca
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey Calan
(October 12, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash “Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeynayaa 67-sanno guurada ka
Go’aan ka gaarista dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya oo bilowday [LIVe]
(October 12, 2021)
Madaxweynaha Maxkamadda oo akhrisay caddeymaha iyo doodda ay soo bandhigeen labada dhinac, ayaa sheegtay in aysan maxkamadda ICJ caddeyn karin in khilaafka labada dhinac uu soo jiray ka hor sannadkii
Golaha Midowga Murashaxiinta oo eedeeyey Golaha Wadatashiga Qaran
(October 12, 2021)
Muqdisho:-Goluhu Midowga Murashaxiinta wuxuu hoosta ka xarriiqayaa in Golaha Wadatashiga Qaran uu qaadayo mas’uuliyadda dib u dhaca doorashooyinka dalka.Hay'adihii dowladda federaalk oo muddo xiloo
Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug oo faahfaahiyey sababta uu isku casliy iyo xaalada Gal-Mudug.[Video]
(October 10, 2021)
Dhuusamareeb:-Wasiirkii hore ee amniga Gal-Mudug Axmed Macalin Fiqi oo qabtay Shir jaraa'id ayaa waxaa uu ka hadlay sababta uu iskaga casilay xilkii wasiirnimo iyo xaalada murugsan ee ka taagan deegaa
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo mar kale la kulmay qoyska IKraan Tahliil Faarax
(October 9, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan Tahaliil Faarax oo ay ku jirtay hooyada dhashay Ikraan ee Qaali Maxamuud Guhaad kuwaa
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya
(October 9, 2021)
KIsmaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale.Kulanka
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Garoowe.[Masawiro]
(October 9, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xarigga ka jaray Buundo cusub oo laga hirgeliyey Magalaada Garoowe. Buunda

« Previous PageNext Page »