Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo caawa ka dhacay Muqdisho.[Masawiro/Video]
(January 7, 2022)
Muqdisho:-Waxaa caawa mar kale dib uga furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Decale shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee looga doodayey arrimaha doorashooyinka iyo dib u sixid hanaanka dooras
Madaxweynaha JFS oo amray Gudoomiyaha Bangiga dhexe in aan sifo sharci ah looga saari karin Qansanada dowladda
(January 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan sifo sharci darro ah l
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo raali gelin siiyey dowladda Imaaraatka Carabta.[Video]
(January 7, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay, ayaa dowladda Imaaraad
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo magacaabay guddi korjoogteeya dhaqan galka go’aamada nabadda ee deegaanka Saax-Maygaag.
(January 7, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddi u magacaabay hubinta, kormeerka iyo dhaqangalka go’aanka Shirkii nabadaynta ee maanta ka qabsoomay de
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya.
(January 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u qaab
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal uu Al-shabab ku qaaday deegaanka Baxdo ee Gal-Mudug.[Dhagayso]
(January 7, 2022)
Baxdo:-Dagaal ayaa saaka arroortii ka dhacay deegaanka Baxdo ee maamulka Galmudug. Dabley hubaysan oo ka tirsan Alshabab ayaa la sheegay inay weerartay deegaanka, waxaana jira qasaare dhimasho iyo dha
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo daah-furay shirka nabadeynta beelihii ku diriray Saax-Maygaag.[Video]
(January 7, 2022)
Hadhwanaag:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa daah-furay shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaa
Puntland oo soo dhaweysay xiriirka uu Ra’iisul wasaare Rooble ku saxay xiriirka dowladda Imaaraatka Carabta
(January 7, 2022)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhoweynaysaa tallaabada uu Ra’iisal Wasaarahaha XFDS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dib-ugu-saxayo siyaasadda arrimaha dibadda iyo xiriirka dibluma