Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaar
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Wafdiga Madaxwey
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay xubno ka mid ah Golahiisa wasiirada
(September 10, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowl
Madaxda JFS oo Alle ka bariyey in uu dalka dhibaatada kala duwan ka dulqaado
(September 9, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed
Madaxweynaha JFS warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee dalka Kenya
(September 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir gudoomiyey shirkii Golaha Wasiiradda
(September 8, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugi
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
(September 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaaba
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay xaflada xilka uu kula wareegayey Taliyaha cusub ee Ciidanka Difaaca Puntland
(September 7, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Taliyaha cusub ee Ciidanka Difaaca Puntland (Daraawiishta) Gen. Abshir Cabdi Jaamac (Abshir
Ra’iisul wasaaraha JFS oo la kulmay ku xigeenka Guud ee QM
(September 6, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini'aadannima

« Previous PageNext Page »