Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Kenya

June 5, 2013 - Written by Editor

mdxMadaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud iyo Madaxweyna Uhuru Kenyatta ayaa ilo ku dhow dhow waxay sheegayaan in wadahadalkooda uu la xiriiro iskaashiga u dhexeeya labada dal, gaar ahaan arrimaha ammaanka, dhaqaalaha iyo kuwo kale. Kulanka labada madaxweyne oo ah mid albaabada u xiran yihiin ayaan laga helin faahfaahin dheeri ah.

Weriyaha VOA ee magaalada Nairobi Maryan Maxamuud Barre warbixin ay ka diyaarisay shirka labada madaxweyne halkan hoose ka dhageyso.

Source : VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online