Xildhibaan Aadan Bare:Jubbaland waan aqoonsanahay Kenyana ka bixi meyso Kismaayo

June 10, 2013 - Written by Editor

DucaaleGarisa:-Guddoomiyaha xildhibaanada xibul xaakimka dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay si buuxda u taagersan tahay dhismaha Jubbaland iyo doorashadii Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe).

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale, ayaa si kulul u difaacay joogitaanka ciidanka Kenya ee Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhajiyey inay sharci ku joogaan, isla markaasna ay sii joogayaan inta ciidanka AMISOM ay ku suganaanayaan waddanka Soomaaliya.

Mudane Aadan Barre Ducaale, ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya, ay kala hadleen arrimaha Jubbooyinka, isla markaasna ay u sheegay inay sax u arkaan maamulka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Hadalka Xildhibaan Aadan Barre, ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili dowladda federaalka Soomaaliya, ay rumeysan tahay in ciidanka Kenya ee J/hoose ku sugan ayan dhexdhexaad ka aheyn amuuraha ka aloosan Jubbooyinka.

Halgan.net/Somalireal

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online