Xaflad loo dhigay arday ka qalinjabisay dugsiga sare ee Helsinki[Daawo Video-ga]

June 13, 2013 - Written by Editor

helsinkiHelsinki:-Ururka Soomalidu leedahay ee xaafadda Kontula ee degmada  Helsinki (KONSOM) oo ah urur u taagan horumarinta arrimaha bulshada ayaa maalinkii Axadda ee taariikhdu ahayd 9.6.2013 waxaa ay xaflad si heersare ah loo soo agaasimay u qabteen arday soomaliyeed oo tiradoodu gaaray say 8 arday oo ka qalinjabiyay dugsiyada sare ee xaafadda. Waxaa sidoo kale uu ururku abaalmarino gudoonsiiyay ardaydii Soomaaliyeed ee ugu dhibcaha sareysay dugisyada dhexe ee xafadahaas ku yaalla.

Xaflada oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne, waalidiin, iyo marti sharaf ka tirsan mas’uuliyiinta degmada Helsinki, waxaad kaga bogan kartaa adigoo daawada videoga hoos ka muuqda.

Hoos Ka Daawo Xaflada loo dhigay Ardayda ka qalinjabisay dugsiga sare ee xaafadda Kontula ee degmada  Helsinki

Gudoomiyaha ururka Kontulan Somalialaiset ry
Ismail Muse Yusuf

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online