Mu’tamarkii sanadlaha ahaa oo sanadkan lagu qabtay magaalada Salt Lake City

June 16, 2013 - Written by Editor

photoSalt Lake:-Waxaa si habsame leh u soo gaba gaboobay maantay mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee sanadkan lagu qabtay magaalada Salt Lake City ee gobalka Utah,mu’tamar kan oo sanadkan uu ahaa ciwaan kiisa (يابني اركب معنا) ,waxaana looga hadlay mawaadiic faro badan oo taabanayo xaqiiqda dhabta ah iyo duruufaha ka jiro wadamadan qurbaha,gaar ahaan dhibaatooyinka haysto dhalinyarada ku nool qurbaha.waxaana ka soo qayb galay culimada kala ah.

1-Sheikh Axmed Nuur. From Seattle.

2-Sheikh  Abdullahi Abul-Fadli. From Minneapolis

3- Sheikh  Dhalxa From Calafornia.

4-Sheikh Dayib. From Utah

5-Sheikh Cali Dhoof From Utah

6- Sheikh Yusuf. From Utah.

Waxaana sidoo kale ka soo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay jaaliyada soomaaliyeed iyo walaalaha kale oo muslimiinta ah ee ku nool gobalkan.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Inshalaah Maxaadaraadkii laga jeediyey Mutamarka ka dhacay magaalada Salt Lake City

Halgan.net
Salt Lake City

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online