Booliska Kenya oo Wajeer ku soo bandhigay waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo (Daawo)

June 22, 2013 - Written by Editor

wajeerWajir:-Ciidanka Bileyska dalka Kenya, ayaa sheegay inay magaalada Wajeer ee gobolka Soomaalidu degto ku qabteen gaari weyn oo waday ilaa 27 tan oo ah Kiimikada loo adeegado qaraxyada.

Saraakiisha Booliska, ayaa sheegay in gaarigaan uu kusii jeeday dalka Soomaaliya, waxaana jirta in Kiimikada laga dhex helay Jawaanada Sonkorta Dalka Kenya, ayaa ciidankiisa Soomaaliya u diray, iyadoona wixii intaas ka dambeeyey ay qaraxyo badanka dhaceen magaalooyinka, Mombasa, Nairobi, Gaarisa iyo xeryaha xeryaha qoxootiga ee Dhadhaab.

Somalireal/Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online