Golaha wasiirada ayaa ansixyey hindise sharciyeedka qeexaya qorista shaqaalaha shisheeyaha ah (Masawiro)
(April 23, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Dastuurka Mudane X
Shirka Golaha wasiiradda ee Puntland oo looga hadlay amniga iyo xaalada degmada Taleex
(April 23, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay xaalad
Madaxwayne Xasan oo ka qeyb galaya shir maxadeed lagu dhiirigalinayo nabadda Caalamka
(April 23, 2015)
Istanbul :-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbul kaga qeybgalaya shir madaxeed lagu dhiirigelinayo nabadgelyada adduunka iyo xuska g
Madaxweynaha DFS Ururka ISIL waa dembiileyaal ka soo horjeeda ilbaxnimada
(April 23, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta cambaareeyay falka foosha xun ee ay ku kaceen maliishiyaadka ururka ISIL oo dalka Libya ku diley in ka badan