
(September 20, 2011)
Mecca:-Sh Maxamed Idirs Ahmed ayaa kitaab cusub waxaa uu ka bilaabay qolka Somali Islamic Taqwa ee aalada Paltalka qolkaas oo ka mid ah qolalaka Faafiya Dacwada Iyo khayrka soona xira culumada Soomaal

(September 20, 2011)
Gaalkacyo:-War caawa lagu dilay gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntlland oo lagu magcaabo Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji oo lagu naanayso (Koodhaa

(September 20, 2011)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/raxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa ku qaabilay xarunta Madaxtooyadda Puntland qaar ka mid ah Ganacsatada dhoofka xoolaha iyo gadiidka badda, sidoo kalen

(September 20, 2011)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka DFKM Cabdisamad Macalin Maxamed ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa uu booqasho ku tegay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, Wasiirka

(September 20, 2011)
Burtintle :-Waxaa maanta lga unkay xero loogu tala galay dadka ka soo hayaamay dagaal ka ka socda Koonfurta Somaaliya Degmada Burtintle ee Gobolka Nugaal ,Xeradaan cusub ayaa waxaa hirgelinteeda iska

(September 20, 2011)
Kabul:-Waxaa qarax lagu dilay Madaxweynihii hore ee dalka Afgaanistaan Burhaan Din Rabaani oo ka mid ahaa ragii ugu horeeyey ee Jihaadka dheer la soo galay ciidamadii dalka Rushka ee heystay Afgaanist

(September 20, 2011)
Boosaaso:-Waxaa saaka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari ka dhacay dil qisaas ah oo lagu fuliyey gacan ku dhiigle Jaamac C/laahi Cabdulle oo maalmo ka hor ku dilay magaalada Boosaaso ee xaru

(September 20, 2011)
Gaalkacyo:-Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cali (Keenadiid ) oo ka mid ah Isimadii ku howlanaa xalinta colaadii ka dhacday magaalada Gaalkacyo oo saaka la hadlay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in

(September 20, 2011)
Nairobi, 20 sept Waxaa saaka soo gaaray Warbaahinta Halgan.net qoraal carabi ah oo uu Shiikh Maxamed Shible ka diyaariyey muxaadaradii ugu danbaysay ee Afaraad ee uu Shiikhu ku soo gabagabeeyey muxaad

(September 20, 2011)
Jabuuti:-Sarkaal ka tirsan Militariga Djibouti ayaa sheegay in 900 oo askari oo ka socda Djibouti dhawaan loo dirayo Somalia.Col Cali Suubane Shirdoon oo ka tirsan militariga Djibouti ayaa VOA u sheeg
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|