Nuqul ka mid ah Bayaankii Isimada xalinayey dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo oo na soo gaaray (Dhageyso)
(September 25, 2011)
Gaalkacyo:-Guddiga issimo ah oo ka kooban ilaa 16 Isim kuna dhex jiray in ay xal ka dhaliyaan colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta soo saaray ilaa 10 qodob nuqu Isimadii ku dhex jiray colaadii Gaalkacyo oo la filayo in ay go,aamo soo saaraan maanta
(September 25, 2011)
Gaalkacyo Sept 25 - Guddiga issimo ah oo ka kooban ilaa 16 Isim kuna dhex jiray in ay xal ka dhaliyaan colaadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta soo saaray ilaa 10 qo Madaxweynaha Puntlland oo Magacaabis & isku bedel ku sameeyey Ciidanka Booliska Puntland
(September 25, 2011)
Garoowe:-Digreeto kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud lanbarkeduna ahaa 92 kuna taariikhda 22/09/2011 kuna saabsan magacaabis & isku bedel ciidan.Waxaa ma 118 Arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Turkiga
(September 24, 2011)
Garowe, Sept, 24 - :-Wasaarada waxbarashada ee dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in 118 arday ay ku guuleysteen deeq waxbarasho oo ka timid dalka Turkiya ka dib markii imtixaan laga qaaday arday Shiikh Maxamed Idris oo Digniin ku saabsan Badda Soomaaliyeed u jeediyey DFKMG, Baaqna u diray shacabka Soomaaliyeed
(September 24, 2011)
Mekka:-Mahad oo dhan Ilaah baa Leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenakorkiisa ha ahaato. Waxaanu jecelnahay oo nafta ku maaweelinaa beri ayaa waagu dillaacayaa, Dawladnimadiina Soo noqoneysaa. Dawlada da Golaha Wasiirada DFKM oo shir la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka
(September 24, 2011)
Muqdisho, Sabti, Sep. 24, 2011) Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada DFKM ayaa looga hadlay xaaladda abaarta iyo gaarsiinta gargaarka dadka dhamaan gobolada dalka ee ay Diyaarado ku duulaya joog hoose oo lagu arkay magaalada Kismaayo
(September 24, 2011)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada hoose iyo degaanada ku xeeran ayaa sheegaya in lagu arkay diyaarado laga leeyahay wadamada reer Galbeedka gaar ahaan dalka Maraykanka Qarax ka dhacay xarunta Hay’adda Mine Action ee magaalada Muqdisho
(September 24, 2011)
Muqdisho:-Waxaa galabta qarax miino ah uu ka dhacay irida hore ee xarunta Qaramada Midoobay ee miino barista ee loo yaqaano Miin Action kuna taal agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Ma Dhaqaatiirta ka timid dalka Turkiya oo howlo caafimaad ka fuliyey Gaalkacyo
(September 24, 2011)
Gaalkacyo:-Dhaqaatiirta ka timid dalka Turkiya ayaa ku dhawaad 300 oo qof oo qabay xanuuno kala duwan ku sameeyey qaliimo lacag la'aan ah waxaana dhaqaatiirta ay ku sameyeen qaliinka cisbitaalka guu Ciidanka Amaanka ee Gaalkacyo oo qabtay ilaa 10-ruux
(September 24, 2011)
Gaakacyo:-Ciidanka Booliska iyo kuwa Daraawiishta ee Puntlland ayaa xalay ilaa saaka howl galo ay ka ka sameeyeen xaafadaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Israac waxaa ay ku qabteen ilaa 10 dh
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|