
(August 1, 2012)
Balcad:-War haatan naga soo gaaray Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed uu maanta gaaray Degmada Balcad halkaas oo lagu soo dhaweeyey .

(August 1, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr.Cabdiraxamaan Maxamed Maxmuud Faroole ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntlland ee Garoowe waxaa uu soo dhaweeyey dastuurka

(August 1, 2012)
Garoowe:-Waxaa ka socda maanta dhamaan gobollada iyo deegaanada ay ka arimiso Dowllada Puntland xaflado loogu dabaaldegayo 14 guuradii ka soo wareegtey markii dhidibida loo aasay Maamulka Puntland o

(August 1, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu ansixyay Dastuurka ay yeelan doonto DFKM iyadoo goobta ay ka socotay ansixinta ay ku sugnaayeen ergo gaaraysa ilaa 645 markii la guda galay cod Faahfaahin Labo Qarax oo goordhow ka dhacay Agagarka xarunta Iskool Boolisiya
(August 1, 2012)
Muqdisho:-Warar dheeraad ah oo naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qarax oo is miidaamin ah ay ka dhaceen Agagarka xarunta uu ka socdo shirka ansixinta Dastuurka cusub oo ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|