Al-Shabaab oo ku soo bandhigay barta ay ku leeyihiin Twitterka Maxaabiis Kenyaan ah

June 17, 2013 - Written by Editor

dhama-jale_3Kenya:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta ku soo bandhigay barta ay ku leeyihiin Twitter-ka 2 askari oo Kenyaan ah oo ay sheegeen in ay ku soo qabteen dagaalo ka dhacay  gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya.

Labada Askari oo ay maanta ku soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku soo qabsadeen dagaal ka dhacay deegaanka Dhamajaaley oo ku dhow xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya

Al-Shabaab ayaa sidoo kale soo bandhigay qalab isgaarsiin iyo qoryo fudud oo ay ka soo qaateen Saldhig Boolis oo ku yaal deegaanka Dhamajaaley ka dib markii ay weerar ku qaadeen 25bishii May 2013.

no images were found

Dowlada Kenya ayaan ilaa haatan ka hadal labada Askari oo ay Ururka Al-Shabaab ay ka soo qafaasheen gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online