Ciidanka DFS iyon kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne

June 23, 2013 - Written by Editor

baladweyneHiiraan:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgalo ka sameeyey magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen ilaa 100 qof.

Howlgalada ay sameeyeen ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ay si gaar ah u baareen hoteelada magaalada B/weyne iyo xaafadaha waxaana dadka lagu qabtay howlgalada la isigu geeyey Saldhiga Booliska ee magaalada B/weyne

Taliyaha ciidanka DFS ee gobolka Hiiraan Col.Tawane Axmed ayaa warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada B/weyne wuxuuna sheegay in howlgalada saaka ay sameeyeen ay qeyb ka tahay sugida amaanka magaalada B/weyne.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay sii daayeen inta badan dadkii saaka howlgalada lagu qabtay qaarna ilaa haatan su,aalo la weydiinayo.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online