Iska horimaad ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose

June 26, 2013 - Written by Editor

KismaayoKismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in iska hormaad uu ka dhacay goordhow magaalada Kismaayo kaasoo u dhexeeyo ciidamo taabacsan maamulka J/land iyo maleeshiyo beeleed ku heyb ah Barre Aadan Shire (Hiiraale).Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii maleeshiyaadka ku heybta ah Bare Hiiraale ay dhaceen mid ka mid ah gawaarida saraakiisha Maamulka J/land

Iska horimaadka ayaa waxaa uu ka dhacay isgoyska Aargada ee bartamaha magaalada Kismaayo waxaana ilaa haatan ku dhintay ilaa 4 qof.

Wararka ugu danbeeyey ee soo gaaraya Halgan.net ayaa sheegaya in uu haatan istaagay dagaalka waxaana isgoyska Aargada ku sugan ciidamo daacad u ah Maamulka J/land ee madaxweynaha uu ka yahay Ahmed Maxamed Islaan (Ahmed Madoobe).

Wixii war ah ee ka soo kordha xaalada magaalada Kismaayo kala soco Halgan.net Inshalaah

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online