Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse

June 26, 2013 - Written by Editor

Islaan-BashiirGaalkacyo:-Islaan Bashiir waxaa uu Ummada Soomaaliyeed uu uga tacsiyeeyay geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo ahaa Isin si weyn looga yaqaan guud ahaan Soomaaliya, ahaana Isin ummada Soomaaliyeed ay u hayeen xurmo iyo sharaf.

“Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, waxaan ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Boqor C/llaahi Boqor Muuse, waxaana Ummada Soomaaliyeed leeyahay samir iyo iimaan Allaha naga siiyo, isagana Allihii abuurtay baan Janno uga baryeynaa iyo in uu u dambi dhaafo”. Ayuu yiri Islaan Bashiir.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax wuxuu si gaar ah tacsi ugu sii diray qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo uu Alle uga baryey in uu samir ka siiyo, Boqorkana in Alle uu uga baryayo janatul fardowsa.
“Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online