Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo tacsi ka dirtay geerida Boqor Cabullaahi Boqor Muuse
June 24, 2013 - Written by EditorJaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester ayaa waxaa ay tacsi u diraysaa dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo ku geeriyooday dalka Finland , Boqor Cabullaahi Boqor Muuse ayaa waxaa uu ka mid ahaa Isimadda soo jireenka ah ee dalka Soomaaliyeed waxaan xilka Boqortooyada uu kala wareegay Allaha u naxariistee walaalkiis Maxamuud Cabdullahi Boqor Muuse.
Waxaan Alle uga baryeynaa in Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse uu janadii fardowso ka waraabiyo Ehelkiisa iyo dhamaan Umada Soomaaliyeedna uu sabra iyo iimaan ka siiyo Aamiin, Aamiin, Amiin.
- Yaasiin Daahir Muuse
- Axmed Cali Bato
- Cabdi Maxamed Tarax
- Maxamed Yaasiin Maxamed
- Maxamed Cabdixaliin Osman Keenadiid
- Suldaan Cabdiraxmaan Adan Dude
- Jaamac Sheekh Osman
- Cabdullaahi Muuse Faarax “Guuto”
- Sheekh Cabdalla Maxamed
- Axmed Salad Geney
- Ibraahim Tarabi
- Dr. Siciid Cali Shire
- Dr. Cabdullaahi Siciid
- Cabdisamad Cali Bato
- Cabdixakiim Jaamac Jooje
- Faysal Cawil Qanbi
- Cabdiraxmaan Cali Omar
- Asad Hassan Osman Keenadiid
- C/laahi Xassan Ciise
- Cismaan Cumar Boqor
- Cali Maxamed Cismaan – Cali Gacameey
- Cabdiraxmaan Guuleed Shiino
- Warsame Beeldaaje
- Cabdifataax Guure
- Cabdisalaam Yuusuf Teetano
- Cabdi Daahir Sodonle
- Cabdirisaaq Biino
- Cabdikeyf Bashiir Faarax
- Heykal Cabdullaahi
- Liibaan Xirsi
- Siciid Shabeele
- Cabdirishiid Qandala
- Cabdirishiid Beeldaaje
- Cali Timoyare
- Maxamed Yaasiin
- Cabdulqaadir Yaasiin Daahir
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool
magaalada Leicester