Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo tacsi ka dirtay geerida Boqor Cabullaahi Boqor Muuse

June 24, 2013 - Written by Editor

tacsiJaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester ayaa waxaa ay tacsi  u diraysaa dhamaan umada Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Boqor C/llaahi Boqor Muuse oo ku geeriyooday dalka Finland , Boqor Cabullaahi  Boqor Muuse ayaa waxaa uu ka mid ahaa Isimadda soo jireenka ah ee dalka Soomaaliyeed  waxaan xilka Boqortooyada uu kala wareegay Allaha u naxariistee walaalkiis Maxamuud Cabdullahi Boqor Muuse.

Waxaan Alle uga baryeynaa in Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse uu janadii fardowso ka waraabiyo Ehelkiisa iyo dhamaan Umada Soomaaliyeedna  uu sabra iyo iimaan ka siiyo Aamiin, Aamiin, Amiin.

  1. Yaasiin Daahir Muuse
  2. Axmed Cali Bato
  3. Cabdi Maxamed Tarax
  4. Maxamed Yaasiin Maxamed
  5. Maxamed Cabdixaliin Osman Keenadiid
  6. Suldaan Cabdiraxmaan Adan Dude
  7. Jaamac Sheekh Osman
  8. Cabdullaahi Muuse Faarax “Guuto”
  9. Sheekh Cabdalla Maxamed
  10. Axmed Salad Geney
  11. Ibraahim Tarabi
  12. Dr. Siciid Cali Shire
  13. Dr. Cabdullaahi Siciid
  14. Cabdisamad Cali Bato
  15. Cabdixakiim  Jaamac Jooje
  16. Faysal Cawil Qanbi
  17. Cabdiraxmaan Cali Omar
  18. Asad Hassan Osman Keenadiid
  19. C/laahi Xassan Ciise
  20. Cismaan Cumar Boqor
  21. Cali Maxamed Cismaan – Cali Gacameey
  22. Cabdiraxmaan Guuleed Shiino
  23. Warsame Beeldaaje
  24. Cabdifataax Guure
  25. Cabdisalaam Yuusuf Teetano
  26. Cabdi Daahir Sodonle
  27. Cabdirisaaq Biino
  28. Cabdikeyf Bashiir Faarax
  29. Heykal Cabdullaahi
  30. Liibaan Xirsi
  31. Siciid Shabeele
  32. Cabdirishiid Qandala
  33. Cabdirishiid Beeldaaje
  34. Cali Timoyare
  35. Maxamed Yaasiin
  36. Cabdulqaadir Yaasiin Daahir

 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool
magaalada Leicester

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online