Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Mohamed Islaan oo gaaray Nairobi

June 4, 2013 - Written by Editor

axmed-madoobeNairobi:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Mohamed Islaan ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Saraakiil ka tirsan dowlada Kenya iyo Xildhibaano ka tirsan Dowllada Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Mohamed Islaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu kulamo kala duwan la yeesho Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud maalinta birito ah waxaana ay ka wada hadli doonaan khilaafka ka dhex aloosan DFS iyo Maamulka Jubbaland oo dhawaan lagu dhisay magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose.

Booqasha wafdiga ka socda Maamulka Jubaland ayaa waxay noqotay hadal heynta ugu badan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Mohamed Islaan (Ahmed Madoobe) ayaa kulamo la qaadan doona madax ka tirsan dalalka IGAD iyo hay,daha deeqda bixiya.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online