Ogeysiis Kitaabka Khulaasa Nuuru Alyaqiin oo bilaaban doona

June 4, 2013 - Written by Editor

shaxmedsulubliveMinipolis:-Waxaa  ogeysiineynaa Walaalaha Jecel Barasha Diinta Islaamka In La bilaawi Doono Kutub taxana ah  oo Ku saabsan Siirada Nabiga SCW Waxaana ugu Horeyn Doono Kitaabka la yiraahdo( Khulaasa Nuuru Alyaqiin )

Waxaana Aqrin Doono Sh Axmed Sulub, Wuxuuna Bilaawan Doonaa Haduu Ilaahey yiraado Isniinta Soo Socota Wuxuu bixi Doonaa Isniinta Iyo Talaadada,

Taariikhda Ey Ku beegantahay 3da Bisha lixaad 6/3/2013 Saacada 10:30pm Fiidnimo Ee Waqtiga Central Time Ka Ama MN time  Ka Faa’iideysi Wacan, Fursadaan Fursada lama helo Waqti walbo Jazakumullah Kheyran    Hadii Aad Kitaabka Dooneyso inaad Ardayda Ka midnoqoto oo Kitaabka Sualo Laga Weydiiyo,

Hadii Kale Dhageysiga Kaga Qeyb qaado. Nagala Soo Xiriir Qeybta  Contact US, Ama Qeybta halkan Ka Baro siirada Nabiga SCW.

 Mukhtar Cadaawe

Saajid101@gmail.com

www.saajidshow.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online