Masjidka Ramadaan ee Boosaaso oo lagu qabtay muxaadarooyin lagu wacyigelinayo Bulshada.[Dhagayso]
(June 14, 2013)
Boosaaso:-Waxaa Masjidka Ramadaan ee magaalada Boosaaso oo lagu qabtay muxaadarooyin lagu wacyigelinayo Bulshada iyadoo muxaadaraadkaan ay si tixane ah u socdeen mudo seddex habeen ah kuwaasi oo lagu
Culimo safar Dacwadeed ku tegay dalka Koonfur Afrika
(June 14, 2013)
Johannesburg:-Waxaa safar dacwadeed ku yimid dalka Koonfur Afrika habeen kii jimcada soo galaysay markay saacadu ahayd 12:14 AM, 14/ 06/13 Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli iyo Sheekh C/raxiim Abul cayn
Fadliga Adaabta Dhalabul Cilmiga Sheekh Maxamed Cali Jaamac Gadhle (Daawo)
(June 14, 2013)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cali Jaamac Gadhle masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha muxaadaradiisa uga hadlay Fadliga Adaabta Dh
Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(June 14, 2013)
Nairobi:Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu sheekhu khudbadii  uga hadlay xa
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Hidaaya Yaxye Cabdi Saciid (Dhageyso)
(June 14, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Imaamka Masjidka Al-Hidaaya Yaxye Cabdi Saciid waxaana uu sheeku k
Madaxweynaha DFS oo lagu casuumay Xafladda Boqortooyada UK iyo Shirka hordhaca G8
(June 14, 2013)
Muqdisho, 14 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeyb galo xafladda
Culimada Muslimiinta oo ku baaqay in naf, maal & hub lagula Jihaado Bashaar Al-Asad iyo Xisbulaah (Daawo)
(June 13, 2013)
Qaahira:-Kulan ay maanta isugu yimaadaan mas’uuliyiin iyo xubno metala 76 raabido iyo hay’ado Islaami ah kana dhacay magaalada Qaahira ayaa waxaa kasoo baxay bayaan uu khriyay sheekha caanka ah ee
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa u ambabaxay magaalada London
(June 13, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa u ambabaxay magaalada London ee xarunta dalka Britain halkaas oo uu uga qeyb gali doono shirka wadamada ku hormaray warsh
Ergayga gaarka ah ee arrimaha Soomaaliya ee QM oo maanta gaaray Hargeysa
(June 13, 2013)
Hargeysa:-Ergayga gaarka ah ee arrimaha Soomaaliya u qaabbilsan xoghayaha guud ee QM Nicholas Kay ayaa maanta gaaray  magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaana garoonka ku soo dhaweey
Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyey Hindise sharciyeedka Duulista Cirka Iyo Saadaasha Hawada
(June 13, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna

« Previous PageNext Page »