Ogeysiis:-Dowro lagu qaban doono Helsinki Islam Keskus
(June 10, 2013)
Finland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland gaar ahaan Helsinki in Markazka Helsinki Islam Keskus lagu qaban doono dowradii Samarka ee 2013 waxaana ka qey Madaxweynaha DFS oo ku tilmaamay heshiiska Cotonou inuu yahay fursad dib loogu dhisayo Somalia
(June 10, 2013)
Mogadishu 09 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey go’aankii EU oo Somalia inay dib uga mid-noqoto saxiixayaasha Heshiiskii C Socdaalkii dacwadeed ee Sheekh Maxamuud Shible ku tagay Soomaali Galbeed
(June 10, 2013)
Hordhac Waxaan halkan kusso gudbinayaa safartii dacwadeed ee aan ku aaday wadanka ay Soomaalidu ka degantahay Ethiopia oo loo yaqaano magacyo dhawr ah sida: Soomali Galbeed. Kililka shanaad. O

(June 7, 2013)
Dhamaan walaalaha ku nool dalka Holland ogeysiineynaa in maalinta Jumcada iyo Sabtida inoo marti ah Sh.Cabdirashiid Sh Cali Suufi .Sheikha ayaa maalinta jumcada khudbad iyo muxaadaro ka jeedin doonaa

(June 7, 2013)
Nairobi:-Waxaa maanta shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya madaxweynaha dowllada Puntlland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole iyo madaxweynaha Jubbaland Sh.Axmed Maxamed Islaan Axmed M

(June 6, 2013)
Nairobi:Madaxweynaha dowllada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Puntlland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa caawa kulan ku yeeshay Hotel Safari Park ee magaalada Nairobi Ku

(June 6, 2013)
Garoowe:-Wafdigii culumada ee booqashada ku yimid magaalada Garowe waxay xalay ku qabteen masjid ka Al-hudaa Nadwo cinwaankeedu ahaa: Maalgashiga mawsimka dacwadeed (kaalimaha iyo mashaariicda) waxaan

(June 6, 2013)
Waxaa maalintii khamiista oo bisha ahayd 06/06/13 bacdal maqrib lagu qabtay magaalada Johannesburg gaar ahaan Markazka albayaan kulankii ducaada. Kulankaas oo ahaa kii sedexaad oo la qabto, ayaa waxaa Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya
(June 6, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:-Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxa

(June 6, 2013)
Garoowe:Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray RadioPuntland oo si tijaabo ah maalmihii la soo dhaafay hawada ugu jirtay . Xaflad lagu qabtay xarunta PDRC ee magaalada Garoowe ayaa lagu daahfuray Radi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|