Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis kala saxiixday
(June 2, 2013)
Nairobi:-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa kala saxiixday heshiis dhigaya in la dhiso guddi ka shaqeynaya xiriirka labada dal.Hadalkan ayaa soo baxay kaddib shir ay magaalada Nairobi ku ye
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’ada Xiriirka Caalamiga ee Japan
(June 2, 2013)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa isna sidoo kale u mahadceliyey marti-gelinta Japan ay u fidisay iyo hoggaanka saliimka ah ee ay ka qaadatay arrimaha Soomaaliya.
Howl galo ay ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen magaalada Muqdisho
(June 1, 2013)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ay saaka ka bilaabeen howl galo qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho iyagoo qab qabtay dhalin yaro badan , Ciidanka DFS oo ay gacan si
AMISOM iyo Al-Shabaab oo ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaanka Balidoogle iyo Berweyn
(June 1, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta ka hadlay weerar ay ciidamada Al-shabaab ku qaadeen ciidankooda waxayna sheegeen in ay iska difaaceen weerar ay  al-Shabaab ku qaadday shalay
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweyne Ku xigeenka Kenya iyo wufuud kale
(June 1, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalaya shirka TICAD V ee ka socda magaalada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxuu kulamo gooni gooni ah la

« Previous Page