Wafdi ka socda Mu,asasadda Al-karam oo soo gaaray magaalada Burco (Masawiro)

June 26, 2013 - Written by Editor

2013-06-25 07.19.47Burco:-Waxaa magaalada Burco soo gaaray wafdi ka soda Mu,asasadda Al-karam ee dacwaddaa iyo Horumatinta ,wefdigaas oo ka koobnaa culimo iyo ducaad kuwaas oo ka yimid deegaanada S/land waxaana ka mid ah culimada gaaray magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

1- Sheekh Faysal Maxamed Cumar

2- Dr. Khadar Maxamed Jaamac

3- Sheekh Maxamuud C/raxmaan

Ujeedada safarka culimada waxa ka mid ahaa in ay muxaadaraad iyo tawjiihaad u jeediyaan dhalinyarada islamar ahaantaana kulamo dacwadeed la yeeshaan culimada iyo ducaadda Mu,asasadda Al-karam ee magaalada Burco.

no images were found

Culimadu intii ay joogeen magaalada waxa ay ka qayb galeen muxaadaraad iyo nadawaad xiligan ka socda masaajidka way ee Al-Madiina oo ay aad u soo buux dhaafiyeen dad aad u fara badan oo isugu jira dhalinyaro,dad waawayn iyo dumar, kuwaasoo aad u danaynaya inay ka faa,iidaystaan cilmiga iyo tawjiihaadka ay culimadu soo jeedinayaan,sidoo kalena waxa ay booqdeen qaar ka mid ah maraakista dacwadda.

Waxa kale oo xusid mudan in xiligan oo lagu jiro fasaxii dugsiyada ,dad fara badana ay qurbaha ka soo noqonayaan waxaa ka socda magaalada Burco iyo degaamada ku hareeraysan nashaadada dacwadeed oo kala duwan, sidoo kalena waxaa lagu jiraa u diyaar garawga Bisha barakaysan ee ramadaan oo la filayo in ay kor u sii kici doonaan dhaqdhaqaaqyada khayr doonka ah iyo dacwaduba.

Mu,asasadda Al-karam
Burco

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online