Wareysi lala yeeshay Madaxa Hay’adda Horumarinta Waxbarashada & Caafimaadka ee Africa.(Daawo).

June 27, 2013 - Written by Editor

xassanMinneapolis:-Hay’adda African Development for education & health ee Horumarinta waxbarashada iyo Caafimaadka ayaa waxa ay dhawaan shir balaaran ku qabteen Hall-ka Shirarka ee Safari Magaalada Minneapolis Gobalka Minnesota. Hay’adda ayaa waxaa ay dhistaa schoolada iyo isbitaalada ku bur buray Dagaalada Sokeeye ee dalka ka dhacay 22-sano ka hor waxaana ay hadda doonayaan in qalab caafimaad dalka geeyaa haddii alle admi.

Halka hoose ka daawo wareysi uu Somali Channel la yeeshay mid ka mid ah aasaayaasha hay’adda.

Al-yaqiincom/Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online