Xubin ka tirsan shaqaalaha Baarlamaanka DFS oo xalay Muqisho lagu dilay

June 24, 2013 - Written by Editor

bistaMuqdisho:Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degmada Wadajir mid ka mid ah shaqaalaha Baarlamaanka Dowllada Federaalka ee Soomaaliya xili uu ku sii jeeay gudigiisa. Dableydaan hubeysan ayaa markii ay dileen marxuun Cabdalla Xassan Yariisow waxaa ay ka baxsadeen goobta ay dilka ka geysteen, Cabdalla Xassan Yariisow ayaa waxaa uu ka mid ahaa xubnaha u qaabilsan Baarlamaanka DFS in ay qoraan  hadalada ay iyo khudbooyinka laga jeediyey Golaha Baarlamaanka Dowllada Federaalka Soomaaliya.

Agaasimaha  Baarlamaanka Dowllada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu u xaqiiji yey geerida marxuun Cabdalla Xassan Yariisow isaga oo sheegay in ay dileen saddex dhalinyaro ah oo ku hubey san bistoolado.

Ma ah markii ugu horaysay oo shaqaale ka tirsan Dowllada Federaalka Soomaaliya lagu khaarajiyo magaalada Muqdisho ,dilka  Cabdalla Xassan Yariisow ayaa ku soo beegmay xili maalin ka hor uu sheegay guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee Dowllada Federaalka Soomaaliya Warsame Maxamed Xasan in amaanka  magalaad Muqdisho uu yahay mid wanaagsan.

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2013
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online