Puntland oo ka codsatay Gal-mudug in ay ku soo wareejiso xubno ka tirsan Al-shabaab
(August 22, 2013)
Gaalkacyo:-Saraakiisha ciidanka Booliska Puntlland ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ka codsaday maamulka Gal-Mudug in ay ku soo wareejiyaan xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo Saldhig Boolis oo laga hirgeliyey Degmada Galdogob oo ka tirsan Gobalka Mudug
(August 22, 2013)
Galdogob:-Waxaa laga hirgeliyey Degmada Galdogob oo ka tirsan Gobalka Mudug Saldhig Boolis oo ka shaqayn doono sugida amaanka , Saldhigaan Booliska ayaa waxaa ka howl galay ciidamo Boolis ah oo la qal Maxkamad ku taal dalka Masar oo Amartay in la sii daayo Madaxweynihii hore ee dalka Masar Husni Mubarak
(August 21, 2013)
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa amartay in la sii daayey Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak oo loo heysto in uu amaray in la laayo dadweyne dhigayey Banaanbax iyo in uu ku dhaq Khudbadii Madaxweynaha DFS ka jeediyey Xuskii Meles Zenawi.[Daawo Video]
(August 21, 2013)
Addis-Abba:-Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda ka qab galaysa xus loo sameeyey sanad ka dib dhimashadii Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowllada Itoobiya Meles Zenawi, Xuska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo shir uga socdo dalka Itoobiya
(August 21, 2013)
Addis-Abba:-Waxaa magaalada Addis-Abba ee caasimada dalka Itoobiya ku sugan wufuud ka kala socoda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo maalmo ka hor soo gaaray dalka Itoobiya. Mada Ciidanka Booliska Burco oo howl galo ku qabtay 4 dhalinyaro ah
(August 21, 2013)
Burco:-Ciidanka Booliska ee magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay xalay ka fuliyeen magaalada howl galo waxaan ay qabteen ilaa 4 dhalinyaro ah oo ay uga shakisan yihiin in ay ka Dulmigu ma daa’imo. W/Q: Sh. Fu’ad Maxamuud X. Nuur
(August 21, 2013)
Dunida intii Rabbi taagay dulmiguna wuxuu ka mid ahaa sooyaalka nolosha, waxaa hadba soo bixi jirey Qooqaa dadka ku tunta oo aan arxamin, laakiin muddo kaddib waa uu galban jirey taariikh duna waxay k Ciidanka Bashaar Asad oo Hub Kiimiko ah ku xasuuqay shacabka Suuriya
(August 21, 2013)
Syria:-Ciidamada daacada u ah Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Asad ayaa goordhow hub kiimiko ah ku duqeeyey xaafada Jobar , Zamalka iyo Tarma waxaan halkaas ku dhintay in ka badan 150 qof waxaana Wafdi ka socda QM oo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe.
(August 20, 2013)
Jowhar:-Wafdi uu hoggaaminayo isku duwaha arrimaha bini’aadannimo ee Qaramada Midoobay Philippe Lazzarini ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Qaramada M Bayaan laga soo saaray Nadwo diini ah oo lagu qabtay Laascaanood.[Daawo Video]
(August 20, 2013)
Laascaanood:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diini ah oo ahayd tii Shanaad ee lagu qabto magaalada Laascaanood , Nadwo cilmiyeedkaan diiniga a
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|